Himiladeennu waa inaan taageerno jiilka maanta iyo kan berriba, si ay u yeeshaan aragti furan, maskax kobocda, iyo aqoon dhaxal ah. Waxaan sidoo kale ku dadaaleynaa inaan abuurno adeeg daacadnimo, hufnaan, iyo kalsooni ku dhisan.
Han Store waa maktabad casri ah oo isku dhafan online & offline oo kuu keeneysa buugaag tayo leh: aqooneed, madadaalo, horumar shakhsi iyo waxbarasho
Hadafkayagu waa in aan noqono xarun aad ka hesho maan hag toosan, aqoon la hubo iyo buugaag kugu beddeli kara aragtida nolosha. Waxaan u taaganahay adeeg daacad ah, qiime macquul ah iyo helitaan fudud – online iyo offline.
Hanstore waa dukaanka buugaagta online iyo offline.
Waxaad ka heli kartaa buugaag af Soomaali ah.
Dalbo, annagaa kuu keenayna