Himiladeennu waa inaan taageerno jiilka maanta iyo kan berriba, si ay u yeeshaan aragti furan, maskax kobocda, iyo aqoon dhaxal ah. Waxaan sidoo kale ku dadaaleynaa inaan abuurno adeeg daacadnimo, hufnaan, iyo kalsooni ku dhisan.
Inaan noqono maktabadda ugu hormuudka ah ee Afrika & caalamka soomaalida, taas oo bulshada u fududeysa helitaanka buugaag iyo aqoon kor u qaada maskaxda, dhaqanka, iyo hal-abuurka jiilka cusub
Waxaan rumeysanahay in akhriska iyo waxbarashadu yihiin furaha horumarka, sidaas awgeed waxaan dhisnay meel ay bulshada ka heli karto buugaag aqooneed, madadaalo, iyo horumar shakhsi si online iyo offline ahba.
Hadafkayagu waa in aan noqono xarun aad ka hesho maan hag toosan, aqoon la hubo iyo buugaag kugu beddeli kara aragtida nolosha. Waxaan u taaganahay adeeg daacad ah, qiime macquul ah iyo helitaan fudud – online iyo offline.
In la ururiyo ra’yiga macaamiisha ee ku saabsan adeegyada/alaabooyinka.
In la ogaado meelaha ay macaamiishu ka cabanayaan ama ku qanacsan yihiin.
Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Curabitur laoreet cursus volutpat. Aliquam sit amet ligula et justo tincidunt laoreet non vitae lorem. Aliquam porttitor tellus enim, eget commodo augue porta ut. Maecenas lobortis ligula vel tellus sagittis ullamcorperv vestibulum pellentesque cursutu.

Certainly elsewhere my do allowance at. The address farther six hearted hundred towards husband.
The address farther six hearted hundred towards husband.
Hanstore waa dukaanka buugaagta online iyo offline.
Waxaad ka heli kartaa buugaag af Soomaali ah.
Dalbo, annagaa kuu keenayna
© 2023 Created with Royal Elementor Addons